Charles Oo Ah Wiilkii Curad Ee Queen Elizabeth Oo Noqday Boqorka Dalka Ingiriiska

London,September 8,2022(Haatufonline)-Boqoradi dalka Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa maanta geeriyootay.Waxay ahayd 96 jir waxaana dhaxlay oo noqday boqorka dalka Ingiriiska wiilkeedi curad Charles.
Leave a comment