Daawo: Sheekh Shariif Iyo Xasan Sheekh Maxamuud Oo Si Kulul U Naqdiyey Maamulka Farmaajo, Si Wayna Uga Soo Horjeedsaday Shir Uu Mihiim U Arko Maamulka Muqdisho

Madaxwaynayaashii Hore Ee Somalia Sheikh Shariif Iyo Xasan Sheikh Maxamuud Si Kulul U Naqdiyey Hab-Dhaqanka Farmaajo, si wayna uga soo horjeedsaday shir ay maamulka Muqdisho mihiim u arkaan, halkan hoose ka daalaco muuqaalkaas shirka jaraaid ee ay qabteen:-

Leave a comment