Dalka Djibouti Oo Laga Helay 83 Kiis Oo Cusub Oo Coronavirus Ah
Djibouti 14, 04, 2020 (W.wararka) – Dalka Jabuuti ayaa lagaga dhowaaqay kiisaskii ugu badnaa ee xanuunka Covid-19, iyadoo wasaarada caafimaadka ee dalkaasi ay shaacisay inay diwaangalisay kiisas cusub oo dhan 83.
Sidoo kale arintan ayaa kusoo beegmaysa xili tirada guud ee dadkaasi cudurka uu ku dhacay ee dalka Djibouti ayaa waxay ku dhowdahay 300 qof, iyadoo laba qofna dhimashadooda ilaa haatan la xaqiijiyey.
Leave a comment