Ergayga Gaarka Ah Ee Maraykanka U Qaabilsan Geeska Afrika Oo Booqan Doona Saudi Arabia, Sudan iyo Ethiopia
![ZUEWD2M52CN7FEVCKE2TMGY2D4](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2022/01/ZUEWD2M52CN7FEVCKE2TMGY2D4-620x264.jpg)
Washington, January 15, 2022 (Haatufonline) – Ergayga Gaarka Ah Ee Maraykanka U Qaabilsan Geeska Afrika Oo U Socdaali Doona Saudi Arabia, Sudan iyo Ethiopia.
David Satterfield iyo kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Molly Phee ayaa 17-ka ilaa 20-ka bishan tagi doona , Riyadh, Khartoum iyo Addis Ababa si ay ugala hadlaan xaalado ka jira labadan wadan ee ku yaala Geeska Afrika.