Latest News

Ergayga Gaarka Ah ee Somaliland Oo La Kulmay Diblomaasiga Ugu Sareeya Turkiga Ee Ku Sugan Hargeysa.

Hargeysa, July 1, 2024 (Haatufonline) – Ergayga Gaarka ee Somaliland @Edna Adan ayaa la kulantay diblomaasiga ugu sareeya Turkiga ee Hargeysa ku sugan.
Waxaanay si qoto dheer uga wadahadleen raadinta aqoonsiga Somaliland, Heshiiskii Isfaham ee ay Somaliland la gashay Ethiopia iyo waliba geeddi-socodka arimaha dimuqraadiyada iyo doorashooyinka Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland uu soo dhigay Twitterka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*