Guddida Diiwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Shaaciyey Ururada Ka Gudbay Wareegii 3aad

Hargeysa, November 6, 2022 (Haatufonline) -Guddida diiwaangalinta Ururada Siyaasada Somaliland ayaa shaaciyey sagaalka urur ee ka soo gudbay wareegii 3aad.
Ururrada ka soo gudbay wareeggii 3-aad ee Kala reebista ayaa gali doonaan doorashada tooska ah ee Axsaabta qaranka oo la filayo inay dhawaan dalka ka qabsoonto.

Leave a comment