Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Saaray Jadwalka Ololaha Doorashooyinka

Hargeysa, May, 22, 2021 (Haatufonline) – Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray maalmaha ololaha doorashada isku sidkan ee barlamaanka iyo deeganka ay galayaan saddexda xisbi Qaran ee Somaliland, kuwaas oo muddo ku siman 6 cisho, oo ka bilaabmaysa 23 May ilaa 28 May ay saddexda xisbi midkiiba laba cisho uu gali doono ololaha doorashada.