Guddida Tacliinta Sare Ee JSL Oo Ardayda Dalka Ugu Baaqday Inay Ka Faa’iidaystaan Deeq Waxbarasho Oo Ka Timid Ethiopia.
Hargeysa, August 8, 2024 (Haatufonline ) – Guddida tacliinta sare Ee Somaliland ayaa ardayda Somaliland ugu baaqday inay ka faa’iidaystaan deeq waxbarasho oo ay Itoobiya ugu deeqday dalka Somaliland.
Deeqdan waxbarasho ayaa ka kooban 200 Arday oo ah heerarka kala duwan ee tacliinta sare, sida lagu sheegay qoraalka baahinta ee ka soo baxay guddida tacliinta sare ee Somaliland.
Leave a comment