Israa’iil Oo Dil-Wadareedkii Ugu Xumaa Ka Geysatay Cusbitaalo Ku Yaala Qaza

Qaza, October 17, 2023 (Haatufonline) – Masiibadii Ugu Darnay ayaa ka dhacday marinka Qaza kadib markii diyaaradaha dagaalka Israel ay duqeeyeen Cisbitaalada Al-Ahli.
Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay labada cisbitaal 500 qof, waxaana soo baxaya cambaaraynta loo jeedinayo Israel.
dawlada Masar ayaa si ba’an u cambaaraysay weerarkan waxaanay ku tilmaantay “dil wadareed” ka dhan ah reer Qaza.
Leave a comment