Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Goorta Ay Diiwaangalinta Cod-bixiyeyaashu Ay Dalka Ka Bilaabmayso

Hargeysa, December 12, 2022 (Haatufonline) – War-murtiyeed ka soo baxay maanta Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa lagu sheegay in diiwaangalinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ay dalka ka bilaabmayso 28ka bishan December 2022.


Leave a comment