Maalinta Shuhadada Ururka SNM Oo Berri Hargeysa Lagu Qabanayo.

Hargeysa, October 16, 2024 (Haatufonline) -Xuska Maalinta Shuhadada SNM oo ku beegan berri oo taariikhdu tahay 17ka October ayaa lagu qaban doonaa magaalada Hargeysa.
Xuskan 40 guurada ayaa sanadkan si balaadhan loo xusi doonaa.
Leave a comment