Madax Alshabaab Ah Oo Ku Hoobtay Duqayn Xalay Loo Gaystay Goob Ay Ku Shirayeen S/Hoose

Kurtiwaaray,April 2,2024(Haatufonline)- Tiro lagu qiyaasay labaataneeye oo ka tirsan madaxda Alshabaab ayaa la sheegay inay ku dhinteen duqayn cirka ah oo loo geystay goob ay ku shirayeen .
Warkan oo laga soo xigtay ilo xogogaal ah oo ku sugan Shabeelada Hoose ayaa waxa lagu sheegay in duqaynta lala beegsaday hogaamiyeyaasha halkaas ku nafwaayey xili ay ku shirayeen meel u dhaxaysa Kurtiwaarey iyo Sablaale habeenimadii xalay.
Leave a comment