Madaxweynaha Kenya Oo Safiir Cisub Usoo Magacaabay Somaliland

Nairobi, October 4, 2023 (Haatufonline) – Madaxweynaha dalka Kenyan President Williams Ruto ayaa magacaabay Safiir dalkiisa Kenya u fadhiyi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland.
Safiirkan cusub ee dalka Kenya usoo dirayo Somaliland ayaa magaciisa lagu sheegay Amb: Abdiweli Muhamed Hussain.
Xidhiidhka labadan dal ee ku yaala Geeska Afrika ayaa sanadihii u dambeeyey soo wanaagsanaanayey, inkastoo Somaliland ay iyadu mudo dheer ku lahayd dalka Kenya Safaarad.

Leave a comment