Madaxweynaha Maraykanka Oo Safiir Cusub Usoo Magacaabay Somalia

Washington, March 30, 2023 (Haatufonline) – Madaxweynaha Dalka Maraykanka President Joe Biden ayaa diblomaasi mudo dheer u adeegayey dalkiisa Richard Riley u magacaabay Somalia. Safiirkan cusub ayaa badali doona Larry André oo tan iyo January 2022 ahaa safiirka Maraykanka ee Somalia.
Leave a comment