Madaxweynaha Somaliland Iyo Xubnaha Weftigiisa Oo Kormeeray Marsada Cusub Ee Berbera

Berbera, October 18, 2020 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubnaha weftigiisu waxa ay kormeer ku tageen marsada cusub ee Berbera oo ay shaqadeeda iyo casriyeynteedu si xawli ah u socoto magaaladaasi.
Waxaana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka iyo hawl-wadeennada dekedda Berbera, isaga oo madaxweynuhu xadhigga ka jaray Taag cusub oo casri ah oo dekedda loo soo iibiyey.
Leave a comment