Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Furay Shirweynaha Caysmiska

Hargeysa, June 30, 2021(Haatufonline) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay Shirweynaha qaran ee Caysmiska.
Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Caymiska ee Somaliland ayaa lagaga doodayay sidii bulshadda loo fahamsiin lahaa looguna dhiiri gelin lahaa adeega caymiska.