Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Shirka Heer Qaran ee Wada Tashiga Saamaynta Isbedelka Cimilada

Hargeysa, November 22, 2022 (Haatufonline) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Shirka Heer Qaran ee Wada Tashiga Saamaynta Isbedelka Cimilada Somaliland oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanku.
Leave a comment