Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo

Hargeysa, June 21, 2023 (Haatufonline) – Madaxwayne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibada qalin-jabinta Ardayda Jamaacada Barwaaqo.
Leave a comment