Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dekeda Berbera

Berbera, January 12, 2021 (Haatufonline) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa kormeeray Dekeda Berbera.
Leave a comment