Maxkamada Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Askari Lawyacade Ku Dilay Askari Kale

Booramada, May 7, 2023 (Haatufonline) – Maxkamada Ciidamada qaranka, darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdilaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore ku dilay magaalada Lawya-caddo ee Gobolka Salal Saddex Xadhigle Khadar Maxamed Caynaanshe( Xabeeb) oo ka tirsanaa Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL.
Geesta kale badhasaabka Gobolka Awdal iyo maayirka Degmadda Boorama ayaa , iyaguna dhankooda ka hadlay go’aanka maxkamada.
Leave a comment