Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Amar Baadhis Iyo Xayiraad Iskugu Jira Ku Soo Rogtay Koox Qareeno Ah

Halkan hoose ka daalaco nuqul ka mid ah amar baadhis iyo xayiraad iskugu jira oo ay maxkamadda rafcaanka gobolka Maroodi-jeex kusoo rogtay koox qareeno ah oo lagu eedeeyey warar borobogaando ah oo lidi ku ah qaranimada Somaliland.

Leave a comment