NISA Oo Gacanta Ku Dhigtay Sakariye Kamaal Oo Al-Shabaab U Qaabilsanaa Soo Iibinta Hubka Iyo Walxaha Qarxs

Muqdisho, September 29, 2023 ( Haatufonline) – Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Somalia ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigay Sakariye Kamaal oo ku magac dheeraa Saki oo ahaa shaqsigii u qaabilsanaa soo iibinta hubka iyo walxaha qarxa ee dibada si uu u hubeeyo cadowga Khawaarijta ee Al-shabaab si loogu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Leave a comment