Premier League-ga: Natiijada Ciyaaraha La Ciyaaray Caawa Iyo Siday Kooxuhu U Kala Badiyeen
![3230](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2023/05/3230-620x264.jpg)
Kooxaha Kubada Cagta ee caawa isku arkay Premier League-ga ayaa waxa ka mid ah Manchester United oo 2-1 Ku Garaacday Fulham, halka Arsenal ay ku dubatay Wolves 5-0.
Sidoo kale Tottenham ayaa 4-1 ku dubatay Leads United.
Dhinaca kale waxa iyaguna fooda isdaray Aston Villa iyo Brighton waxaanay guushu ku raacday 2-1 ay ku badisay Aston Villa.
Iyaguna waxa caawa is haleelay Everton iyo Bournrmouth waxaana 1-0 ku badisay Everton.
Leave a comment