Latest News

Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo Ka Hadlay Heshiiskii Isfaham Ee Dalkiisu La Galay Somaliland

Hargeysa, July 4, 2024 (Haatufonline) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia oo maanta ka hor hadlay Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dalkiisu inuu helo meel uu badda ka galo inay dan qaran ay ugu jirto, si talaabadaasi looga dhabeeyana ay u martay hab nabadgalyo, iyadoo wadamada jaarka kala shaqaynaysa danaha guud ee nabada iyo barwaaqowga.

Raysal Wasaaraha Ethiopia waxa uu intaasi ku daray in dalkiisu uu diyaar u yahay inay si wada jira ugala sheegayaan Nabada Iyo Horumarka wadamada Sudan, South Sudan, Somalia, Eritrea, Djibouti iyo Kenya.
Raysal Wasaaruhu waxa uu sheegay mar uu ka hadlayey heshiiska Somaliland uu la galay in markii dalalka jaarku ay uga jawaabi waayeen su’aashaasi ay Somaliland uga jawaabtay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*