Latest News

Shirkadda Dahabshiil Oo Soo Dhaweysay Talaabooyin Dhinaca Dhaqaalaha Ah Oo Uu Qaaday Abiy Ahmed.

Addis Ababa, July 28, 2024 (Haatufonline) – Shirkadda Dahabshiil Oo Soo Dhaweysay Talaabooyin Dhinaca Dhaqaalaha Ah Oo Uu Qaaday Abiy Ahmed, Raysal Wasaaraha Ethiopia.
Shirakada Dahabshiil ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku tidhi “Waxaanu soo dhaweynaynaa warka ka soo baxay Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ee ku saabsan Ganacsiga gaaarka.
Tani waxa ay war wanaagsan u tahay macaamiishayada oo ay ku jiraan qurbajoogta doonaysa inay lacago usoo xawisho Ethiopia gudo iyo dibadba.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*