Latest News

Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Oo maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Hargeysa

Hargeysa, October 4, 2020 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muse Bihi Abdi ayaa ergada shirweynaha 4aad ee xisbiga Kulmiye usoo jeediyay shirguddoonka Shirweynaha si ay u ansixiyaan.

Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu Ergada usoo jeediyay in;

1. Abdikariim Ahmed Maxamed-Xinif noqdo Guddoomiyaha shirguddoonka shirweynaha 4aad ee Xisbiga KULMIYE.

2. Cali Maxamed Cali uu noqdo Guddoomiye ku xigeenka shirguddoonka Shirweynaha aaad ee xisbiga KULMIYE.

3. Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse uu noqdo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee shirguddoonka Shirweynaha  Shirguddoonka Shirweynaynaha.

4. Faysal Cumar Madar uu noqdo Xoghayaha Shirguddoonka Shirweynaha 4aad shirweynaha KULMIYE.

Waxaana mid-mid u ansixiyay Ergada shirweynaha.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*