Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday

Hargeysa, August 3, 2023 (Haatufonline) – Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi oo ku maqnaa safar dibada ah ayaa dalka dib ugu Soo laabtay .
Taliyaha waxa Garoonka Diyaaradaha Cigaal Airport ku soo dhaweeyay Taliye ku xigeenka kowaad Ciidanka Booliska JSL,ku xigeenka labaad, Hoggamada iyo Saraakiil Kale oo ka tirsan Ciidanka.
Leave a comment