Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo La Kulmay Safiirka Iyo Saraakiil Milatary Oo Ethiopian Ah

Hargeysa, April 12, 2023 (Haatufonline) – Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Ku Qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)
Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland IYo Safiika Ethiopia ee somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu ahaa is barasho safiirka cusub.
Leave a comment