Ururada Siyaasada Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Go’aankii Komishanku Ku Cayimay Xiliga Doorashooyinku Qabsoomayaan

Hargeysa, July 18, 2023 (Haatufonline) – Madaxda Ururada Siyasada Jamuhuuriyada Somaliland ayaa soo dhaweeyey Go’aankii Komishanka Doorashooyinka Somaliland ay maalintii shalay ku cayimeen xiliga ay dalka ka qabsoomayso doorashada Ururada Siyaasada iyo doorashada Madaxtooyada.
Leave a comment