Waa Sidee Xaaladda Dumarka Dharka Maydha Ee Magaaladda Hargeysa?

Magaaladda Hargeysa waxaa jira dumar danyar ah oo dharka maydha ku waas oo si koox koox ah u fadhiista meelo cayiman oo magaaladda ka mid ah, dadka magaaladda ee doonaaya in dhar ama weel loo maydho ayaa halkaas ugu taga iyagoo qiimo cayiman oo u dhexeeya $10 ilaa$30 kula heshiiya, hadaba waa sidee xaaladda haweenkaaasi?
Leave a comment