Waaxda Arimaha Siyaasada Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Bogaadisay 5-ta Safaaradood Ee Ugu Waxqabadka Sareeyey 2022ka

Hargeysa, January 2, 2023 (Haatufonline) – Waaxda Arrimaha Siyaasada Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ayaa bogaadisay 5 Safaaradood oo Somaliland Ay ku leedahay dalalka Caalamka.
Shantan xafiis/Safaaradood ee Somaliland ee ugu sareeya ayaa kala ah USA, UK, Germany, Djibout iyo Ethiopia, waxaanay waaxda siyaasadu ku qiimaysay waxqabadka ay muujiyeen, sida lagu sheegay Warsaxaafadeedkan;-

Leave a comment