Wasiirka Gaashaandhigga Maraykanka Oo Markii Ugu Horaysay Loo Magacaabay Nin Madow
![Lloyd Austin III](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2020/12/ap_744610168435_wide-a506054b50feca6fa127e35c1aa845afc9d49e39-s700-c85-620x264.jpg)
Wakaaladaha Wararka December 8,2020(Haatufonline)-Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa General Lloyd Austin u magacaabay inuu noqdo wasiirka Difaaca ee Maraykanka.Jeneraalkan ayaa hadii Baarlamanku ansixiyo magacaabistiisa noqon doona qofkii madoobaa ee abid jagadaas loo dhiibo.
Leave a comment