“Xamaas Maaha Urur Argagixiso” Erdogan

Ankara, October 25, 2023 (Haatufonline) – Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa sheegay in Ururka Xamaas aanu ahayn Argagixiso balse uu yahay koox u dagaalamaysa xornimada sidii ay u difaaci lahaayeen dhulkooda iyo muwaadiniintooda.
Sidoo kale Madaxweynaha dalka Turkigu waxa uu sheegay in Israel oo gacan ka helaysa reer galbeedka ay dhibaato badan ka geysteen Qaza.
Leave a comment