Xeer ilaalinta Guud Ee Qaranka Oo Dacwad Ka Dhan Ah Cabdirisaaq Khaliif U Gudbisay Maxkamada Dastuuriga Ah
![FB_IMG_1686058382859](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2023/06/FB_IMG_1686058382859-620x264.jpg)
Hargeysa, June 6, 2023 (Haatufonline) – Xeerbilaalinta guud ee Qaranka ayaa dacwad ka dhan ah gudoomiyaha gololaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif u gudbisay Maxkamada Dastuuriga ah.
Qoraalka xeer ilaalintu u gudbisay Maxkamada ayaa lagu eedeeyey Cabdirisaaq Khaliif inuu ka horyimid Jiritaanka Madaxbanaanida Somaliland iyo Midnimada Qaranka.
Qoraalkan dacwada ee xeer ilaalintu u gudbisay Maxkamada Dastuuriga ah, isla ayaa u dhignaa sidan:
![](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2023/06/FB_IMG_1686058374800.jpg)
![](https://www.haatufonline.com/wp-content/uploads/2023/06/FB_IMG_1686058378568.jpg)
Leave a comment